Перейти к содержимому

HAL SANO KA HOR SHAQO MA HAYN → MAANTA 500,000 DOLLAR WARSHAD AH LEEDAHAY!” Sheekada Gabadha KOBAC

Ahmed British

0:00 / 0:00

HAL SANO KA HOR SHAQO MA HAYN → MAANTA 500,000 DOLLAR WARSHAD AH LEEDAHAY!” Sheekada Gabadha KOBAC

10 345 просмотров · 3 недели назад
Ahmed British
6,18 тыс. подписчиков
10 345 просмотров · 3 недели назад
Hal sano ka hor waxay ahayd hooyo gurijoog ah oo aan waxba haysan. Maanta waxay leedahay Warshada KOBAC FARM ee daqiiqda laga sameeyo. Sidee ayay u suurtagashay? Fiiri sheekada guusha ee dhiirigelinta leh. #KobacFarm #XalkaBurka #Guul #Ganacsi