Перейти к содержимому

Sida PayPal Lacag Looga Badalo EVC, Premier Wallet, eDahab & More Taran App Tutorial

Eng Yuyu и Taran App

0:00 / 0:00

Sida PayPal Lacag Looga Badalo EVC, Premier Wallet, eDahab & More Taran App Tutorial

17 099 просмотров · 4 месяца назад
Eng Yuyu и Taran App
17 099 просмотров · 4 месяца назад
Haddii aad ka shaqeyso online sida TikTok gifts, Facebook monetization ama freelancing, hadda waxaad si fudud ugu beddeli kartaa lacagta PayPal mobile money-yada Bariga Afrika sida EVC, eDahab, Premier Wallet, MPesa, MTN, Ebirr iyo Airtel adigoo adeegsanaya Taran App. Muuqaalkaan waxaad ku baran doontaa sida saxda ah ee loo sameeyo step by step. Ila daawo ilaa dhamaadka 🔥 Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada. Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.    / engyuyu   Igala soco: Tiktok:   / eng_yuyu   Facebook:   / engyuyu   Instagram:   / eng_yuyu   Twitter:   / engyuyu7   =================================== #eng_yuyu #engyuyu