Riyada qosolka ama dhoolacadeyska qofkii ku riyoodo asoo qoslaya ama muusoonaya
Barta Aqoonta
0:00 / 0:00
Riyada qosolka ama dhoolacadeyska qofkii ku riyoodo asoo qoslaya ama muusoonaya
7 752 просмотра · 2 года назад
Barta Aqoonta
40,9 тыс. подписчиков
7 752 просмотра · 2 года назад
Riyada qosolka ama dhoolacadeyska qofkii ku riyoodo asoo qoslaya ama muusoonaya
Qofka mararka qaar wuxuu ku riyoodaa asoo aad u qosolaya qosolka daran marka lagu riyoodo waxaa lagu fasiraa wax aan fiicnayn cagsi ayuu noqonayaa, qosol oohin baa ka dambeysa, qofkii ku riyoodo qosol khafiif ah ama qosol fudud riyadaas farxad ayay tilmaamaysaa, laakin qosolka badan wuxuu astaan u yahay murugo.
#riyada #qosolka #soomaali #qosol