🇺🇸Runta Nolosha Maraykanka! | Dad Badan Sidaan Uma Oga 😮
I am Sahal
0:00 / 0:00
🇺🇸Runta Nolosha Maraykanka! | Dad Badan Sidaan Uma Oga 😮
2 270 просмотров · 3 месяца назад
I am Sahal
17,9 тыс. подписчиков
2 270 просмотров · 3 месяца назад
Maanta waxaan idiin la wadaagayaa vlog aad u xiiso badan 🇺🇸✨ Waxaan la kulmay qaar kamid ah African Community-ga ku nool Minnesota, waxaanan la qaatay waqti qurux badan oo isbarasho iyo wada sheekeysi ah.
Intii aan safarka ku jiray, waxaan sidoo kale booqday meelo cusub oo qurux badan oo Minnesota ah 😍🏙️ taasoo ka dhigtay maalinta mid aad u gaar ah.
Video-kan waxaad ku arki doontaa:
🌍 La kulanka bulshada African-ka
🤝 Wada sheekeysi iyo experiences cusub
📍 Meelo cusub oo Minnesota ah
🎥 Vlog xiiso leh oo nolosha dhabta ah ah
Haddii aad jeceshahay vlogyada safarka, bulshada iyo nolosha Mareykanka, ha ila hilmaamin inaad LIKE 👍, SUBSCRIBE 🔔, iyo SHARE 📲 sameyso.
Mahadsanid taageeradaada ❤️