Перейти к содержимому

Waxaan Ka Qaybgalay Aroos Baadiye! 😍

Najiib Naajo Oficial

0:00 / 0:00

Waxaan Ka Qaybgalay Aroos Baadiye! 😍

2 492 просмотра · 1 месяц назад
Najiib Naajo Oficial
560 подписчиков
2 492 просмотра · 1 месяц назад
AROOS BAADIYE | Dhaqanka iyo Quruxda Nolosha Reer Miyiga Soomaaliyeed 🌿 Ku soo dhowaada muuqaal cusub! Maanta waxaan idinla wadaagayaa waayo-aragnimadaydii aan kaga qayb galay Aroos Baadiye oo ay ka muuqatay dhaqanka, soo dhoweynta, farxadda iyo quruxda nolosha reer miyiga Soomaaliyeed. Haddii muuqaalkani ku qanciyo: 👍 Like saar 💬 Comment reeb 🔔 Subscribe samee si aadan u seegin muuqaallada xiga. #AroosBaadiye #Somaliland #SomaliCulture #VillageLife #Wedding #Baadiye #YouTube #NajiibNaajoOfficial