Перейти к содержимому

Maalintii dadka kale ciidayeen, deegaankan way ka dambeeyeen! Maxaa dhacay?"...😱[deeganka dayacan ]

Najiib Naajo Oficial

0:00 / 0:00

Maalintii dadka kale ciidayeen, deegaankan way ka dambeeyeen! Maxaa dhacay?"...😱[deeganka dayacan ]

1 093 просмотра · 3 месяца назад
Najiib Naajo Oficial
560 подписчиков
1 093 просмотра · 3 месяца назад
Muuqaalkan waxaan ku booqanay deegaan aan weli laga ciidayn, iyadoo meelo badan laga tukaday salaadda ciidda. Dadka deegaanka iyo culimada qaarkood ayaa sheegay in maalintaasi wali ahayd Carafo, isla markaana berri la ciidayo. Waxaan waraysanay dadka deegaanka si aan u ogaanno sababta keentay in aan la ciidayn iyo sida ay arrintaasi u arkaan. Daawasho wacan. Fadlan: 👍 Like saar 🗣️ Comment reeb 📌 Subscribe samee channel-ka 🔔 Gambaleelka shid si aad u hesho muuqaalada cusub