Gabartii Caqliga badneed ee diiday iney maseeyrto.
Suleiman Bukhari
0:00 / 0:00
Gabartii Caqliga badneed ee diiday iney maseeyrto.
4 665 просмотров · 5 дн. назад
Suleiman Bukhari
18,6 тыс. подписчиков
4 665 просмотров · 5 дн. назад
#Subscribe #Share #Comment #Like
/ @suleimanbukhari2024 =1
Gabar ayaa waxaa loo soo sheegay in ninkeeda xaas labaad uu guursaday, waxaa lagula taliyey iney ninkeeda ay ka qaadata masayr tir oo ay dhahdo iga badal sariirta iyo alaabta guriga.
Gabartii way diiday taladaasi, waxayna samaysay arin lala yaabay.
Adiga maxaad samayni lahayd ?
Youtube-kaan waxaan kuugu soo gudbiinaaya arimaha soomaalida, siyaasada , waxbarashada, iyo wareysiya xiisa badan.
Sheekooyin xiisa badan oo leh casharada muhiim ah laga barta ayaad ka heli doontaa Youtube-kayga.
Waxaan wareystaa dadka magaca iyo taariikhda ku dhex leh bulshadeena oo horumarka ka agaray noloshooda, si sheekooyinkooda looga faaidaysta.
Waxaan ahay wariye arimaha siyaasada kenya ku xeeldheer, sanada fara badana kusoo dhex jiray.
Waxaan ku takhasusay arimaha warbaahinta iyo xiriirka dadwaynaha ( Public Relations).