Ninkayga Saaxiibkiisa ayaa I damcay , sideen wax yeelaa ?
Suleiman Bukhari
0:00 / 0:00
Ninkayga Saaxiibkiisa ayaa I damcay , sideen wax yeelaa ?
126 просмотров · 16 ч назад
Suleiman Bukhari
18,6 тыс. подписчиков
126 просмотров · 16 ч назад
#Subscribe #Share #Comment #Like
/ @suleimanbukhari2024 =1
Sahra waxay leedahay , ninkayga saaxibkiisa yaa i damcay, qoraala aan ka helin ayuu iisoo diraa, xilliya aan munaasab ahayn ayuu isoo wacaa.
Guriga markuu noogu imaada aad ayuu ii fiiriyaa, indhaha igama qaada.
hadda xaalad adag oo dhaqaale ayaan kujirnaa, wuxuu leeyahay waan ku caawini ee ila sheekayso.
Ninkayga hadaan u sheega waxaan ka cabsi qabaa iney ku kala tagaan , ee maxaan sameeyaa?
Youtube-kaan waxaan kuugu soo gudbiinaaya arimaha soomaalida, siyaasada , waxbarashada, iyo wareysiya xiisa badan.
Sheekooyin xiisa badan oo leh casharada muhiim ah laga barta ayaad ka heli doontaa Youtube-kayga.
Waxaan wareystaa dadka magaca iyo taariikhda ku dhex leh bulshadeena oo horumarka ka agaray noloshooda, si sheekooyinkooda looga faaidaysta.
Waxaan ahay wariye arimaha siyaasada kenya ku xeeldheer, sanada fara badana kusoo dhex jiray.
Waxaan ku takhasusay arimaha warbaahinta iyo xiriirka dadwaynaha ( Public Relations).