Excel Af-Soomaali | Casharka 1aad:Workbook,Sheets Rows, Columns & Cells
Layli Skills
0:00 / 0:00
Excel Af-Soomaali | Casharka 1aad:Workbook,Sheets Rows, Columns & Cells
6 104 просмотра · 3 недели назад
Layli Skills
2,32 тыс. подписчиков
6 104 просмотра · 3 недели назад
Excel Af-Soomaali | Baro Excel Tallaabo Tallaabo
Ku soo dhawoow Excel Af-Soomaali, taxane casharro ah oo loogu talagalay dadka Soomaaliyeed ee doonaya inay si fudud oo practical ah u bartaan Microsoft Excel.
Casharradan waxaad ku baran doontaa Excel tallaabo tallaabo, laga bilaabo aasaaska ilaa heer aad si xirfad leh ugu isticmaali karto shaqada, waxbarashada iyo ganacsiga.
🎯 Casharkan waxaad ku baran doontaa:
1-waa Maxay Excel
2-Farqiga u dhaxeeya Sheet iyo Book
3-waa Maxay Row, Column, Cell iyo Range
Sida loo isticmaalo Excel si practical ah
Tusaalooyin iyo practice
Social links
Facebook: / layli.skill
Youtube: / @layliskills
Social links
Facebook: / layli.skill
Youtube: / @layliskills