Перейти к содержимому

Baro Microsoft PowerPoint Af-Soomaali | Full Course for Beginners

Layli Skills

0:00 / 0:00

Baro Microsoft PowerPoint Af-Soomaali | Full Course for Beginners

1 039 просмотров · 2 дня назад
Layli Skills
2,32 тыс. подписчиков
1 039 просмотров · 2 дня назад
Ku soo dhawoow koorsada Microsoft PowerPoint oo dhammaystiran, taas oo loogu talagalay qof kasta oo doonaya inuu barto sida loo isticmaalo PowerPoint, laga bilaabo aas-aaska ilaa diyaarinta presentations qurux badan. Casharradan waxaad si tallaabo-tallaabo ah u baran doontaa sida loo sameeyo, loo habeeyo, loona soo bandhigo PowerPoint Presentation qurux badan oo professional ah. 📚 *Waxyaabaha aad ku baran doonto koorsadan:* ✅ Fahamka Microsoft PowerPoint iyo waxa loo isticmaalo ✅ Sida loo sameeyo New Presentation ✅ Sida loo isticmaalo Slides iyo Layouts ✅ Qorista iyo habaynta Text-ka ✅ Fonts, Colors iyo Text Formatting ✅ Gelinta Pictures iyo Shapes ✅ Themes iyo Slide Design ✅ Transitions iyo Animations ✅ Sida loo sameeyo Professional Presentation ✅ Slide Show iyo Presentation Mode ✅ Talooyin ku saabsan samaynta Presentation soo jiidasho leh ✅ Project Practical ah oo lagu dabaqayo waxaad baratay 🎯 *Koorsadan waxay ku habboon tahay:* Ardayda 👨‍🎓 Macallimiinta 👨‍🏫 Shaqaalaha iyo Professionals Qof kasta oo doonaya inuu sameeyo presentations xirfad leh 💡 Haddii aad tahay qof bilow ah, ha welwelin. Casharrada waxaa loo diyaariyey si **tallaabo-tallaabo ah oo Af-Soomaali ah**, si aad si fudud ula socon karto. 👍 Haddii casharku ku anfaco, **LIKE saar, CHANNEL-ka SUBSCRIBE garee**, kuna dhufo 🔔 si aad u hesho casharrada cusub ee **Layli Skills**. 📌 *Layli Skills – Skills for the Digital Future* #PowerPoint #MicrosoftPowerPoint #PowerPointAfSomali #BaroPowerPoint #LayliSkills #ComputerSkills #SomaliEducation Social links Facebook:   / layli.skill   Youtube:    / @layliskills   Web : https://layliskills.com/