Qiso: Gabar markasta dhali jirtay dhicis kadibna bilawday akhriska Aayatul kursi kadib maxaa dhacay|
Abwaanad Qalbi Hooyo
0:00 / 0:00
Qiso: Gabar markasta dhali jirtay dhicis kadibna bilawday akhriska Aayatul kursi kadib maxaa dhacay|
2 549 просмотров · 4 дн. назад
Abwaanad Qalbi Hooyo
10,5 тыс. подписчиков
2 549 просмотров · 4 дн. назад
Fadliga Aayatul Kursiga.
Hooyadaan uurkeeda waxay ku wayday 8 carruur ah, waxayna ka noqdeen dhicisyo isdaba joog ah kadibna waxay biloowday aayatul kursiga inay akhrido Waxay gaartay meel ay daawadii adduunku waxba u qaban weyday, balse Alle ayaa ahaa Dhakhtarka dhabta ah sidaas buuna ku daaweeyey waxayna dhashay da’dii sagaalaad Oo mataano ah aayatul kursiga gabadhaan waxay akhrinaysay maalintii 2500 Oo jeer salaad kasta bacdigeeda 500 masha Allah.
Qisadani waxay ina xusuusinaysaa in aanan waligeen quusan, maxaa yeelay Alle wuxuu awoodaa inuu bogsiiyo qalbi jabay, jir xanuunsan iyo rajo gabaabsi gashay intaba. Alle ayaa daaweeya, Alle ayaana dhib kasta Kafeeya aynu ku wada dedaalno dikriga Rabbi.
Fadlan Kanaalka subscribe inoo wada saara like, share iyo comment intaba hanaga ilaawina jazakumullah.