Ma MALAYSAN KARTID! 😱 Addis Ababa Sidee Ayey Isku Beddeshay 4 Sano Gudahood? 🇪🇹
Hey Moo
0:00 / 0:00
Ma MALAYSAN KARTID! 😱 Addis Ababa Sidee Ayey Isku Beddeshay 4 Sano Gudahood? 🇪🇹
39 просмотров · 8 ч назад
Hey Moo
66 подписчиков
39 просмотров · 8 ч назад
🇪🇹 ADDIS ABABA – MAGAALADA YAABKA LEH!
Ma maleysan kartid in wax ka yar 4 sano ay Addis Ababa sidan isku beddeshay!
Muuqaalkan waxaan idinla wadaagayaa quruxda caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa, isbeddelka weyn ee magaalada ka dhacay, dhismayaasha casriga ah, waddooyinka quruxda badan, dadka iyo nolol maalmeedka magaalada.
Waxaan magaalada soo dhex maray maalintii ilaa habeenkii, si aan idiin tuso quruxdeeda iyo horumarka ka muuqda.
Waxaad muuqaalkaan ku arki doontaan:
Dhismayaasha dhaadheer ee casriga ah.
Waddooyinka iyo bilicda magaalada.
Dadka iyo dhaqanka magaalada.
Isbeddelka iyo horumarka Addis Ababa.
Quruxda magaalada habeenkii.
❤️ Haddii aad jeceshahay safarrada iyo daawashada magaalooyinka quruxda badan, fadlan:
👍 Like saar muuqaalka.
💬 Faallo noogu reeb.
🔔 Subscribe saar kanaalka si aadan u seegin muuqaallada cusub.
Su’aal: Adiga sidee kula tahay isbeddelka Addis Ababa?
Mahadsanidiin dhammaantiin! ❤️