Перейти к содержимому

Canada ilaa Djibouti 🇨🇦🇩🇯 — Waan Soo Labtay | Ep. 1

Mahdi Miad

0:00 / 0:00

Canada ilaa Djibouti 🇨🇦🇩🇯 — Waan Soo Labtay | Ep. 1

5 309 просмотров · 5 месяцев назад
Mahdi Miad
43,2 тыс. подписчиков
5 309 просмотров · 5 месяцев назад
3 sano ka dib, waan soo labtay. 🇩🇯 Muuqaalkan waxaan kaga hadlayaa safarkii Canada ilaa Djibouti — Ottawa, Toronto, Addis Ababa, ilaa guriga. Laakiin sidoo kale waxaan sharraxayaa sababta aan u soo laabay iyo waxa aan isku diyaarinayo: inaan dhiso shirkad software ah oo caalami ah — laga bilaabiyo Djibouti. Channelkan wuxuu noqon doonaa meel aad ku arki karto safarka dhabta ah ee ganacsiga — guusha, fashilka, iyo wax walba oo dhexdooda ah. Af Soomaali ah. #WaanSooLabtay #MahdiMiad #DjiboutiVlog #SomaliEntrepreneur #Ganacsi ━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏢 SHIRKADDA Waxaan leeyahay laba software: • Transport & Logistics Platform — maareynta gaadiidka iyo xisaabta • Business Platform — Accounting, Invoicing, POS, HR, Restaurant ━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━ 📺 MUUQAALKA XIG Ep. 2 — Gudaha Shirkaddeyda Software (soon) ━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━ 📩 XIRIIR https://mahdimiad.com