30 Su’aal oo Af-Masri ah 🇪🇬 (Lab & Dhedig) | Baro Af-Masri Si Fudud
Isnino
0:00 / 0:00
30 Su’aal oo Af-Masri ah 🇪🇬 (Lab & Dhedig) | Baro Af-Masri Si Fudud
1 595 просмотров · 1 год назад
Isnino
4,34 тыс. подписчиков
1 595 просмотров · 1 год назад
Baro su’aalaha muhiimka ah ee Af-Masri ee nolosha maalin walba loo adeegsado.
Fiidiyowgaan waxaan ku barayaa 30 su’aal oo muhiim ah oo la weydiiyo lab iyo dhedig (rag & dumar) – si fudud ayaad u baran doontaa farqiga.
Waxaad ka baran doontaa:
✅ Sida loo yiraahdo “magacaa?”
✅ Sida loo kala yiraahdo qofka lab iyo qofka dhedig.
✅ Weedho kaa caawin doona safarkaaga, shaqada, iyo nolosha maalin kasta.
👉 Haddii aad rabto in aad barato Af-Masri si dhakhso leh oo xiiso leh, fiidiyowgaan waa adiga loogu talagalay!
#afMasri #Cairo #BaroAfMasri #BarashadaLuqadda #Masar #AfCarabi #Baro_Masri #Luqada_Masri #ISNINO #isninocarabi #Carabi