Перейти к содержимому

30 Su’aal Af-Masri (Lab & Dhedig) — Qeybta 2 | Baro Lahjada Masarida 🇪🇬 Si Fudud

Isnino

0:00 / 0:00

30 Su’aal Af-Masri (Lab & Dhedig) — Qeybta 2 | Baro Lahjada Masarida 🇪🇬 Si Fudud

924 просмотра · 11 месяцев назад
Isnino
4,34 тыс. подписчиков
924 просмотра · 11 месяцев назад
Ku soo dhawoow qaybta 2aad ee barashada 30 su’aal Af-Masri ee loogu talagalay lab iyo dhedig. Fiidiyowgaan waxaad ku baran doontaa su’aalo cusub oo aad isticmaali karto maalin walba: su’aalo suuqa, su’aalo gaadiidka, deriska, dukaanka, iwm. Waxyaabaha aad ka baran doontid: • Sida loo waydiiyo su’aal qof rag ah iyo qof dumar ah • Weedho kaa caawinaya inaad la hadasho dadka Masar • Su’aalo kaa badbaadinaya xaaladaha caadiga ah Ha moogaanin haddii aad rabto casharro kale oo Af-Masri ah: SUBSCRIBE 🔔, LIKE 👍, SHARE 📲. #afMasri2 #Su’aalAfMasri #BaroAfMasri #LuqadaMasar #AfSoomaaliyoCarabi #CarabiKuBaroAfSoomaali #Baro_Masri #Luqada_Masri #ISNINO #isninocarabi #Carabi