Перейти к содержимому

GUSHII FANO EE AXMAARADA IYO JABKII ABIY EE ITOOBIYA — MAXAA SABABAY? | WEJIGA CUSUB EE OROMADA

Bubal Think Tank

0:00 / 0:00

GUSHII FANO EE AXMAARADA IYO JABKII ABIY EE ITOOBIYA — MAXAA SABABAY? | WEJIGA CUSUB EE OROMADA

2 440 просмотров · 10 часов назад
Bubal Think Tank
1,46 тыс. подписчиков
2 440 просмотров · 10 часов назад
GUSHII FANO EE AXMAARADA IYO JABKII ABIY EE ITOOBIYA — MAXAA SABABAY? | WEJIGA CUSUB EE OROMADA Maxaa ka dambeeya guusha FANO ee Amxaarada iyo waxa loo arko jab siyaasadeed iyo ciidan oo soo wajahay dowladda Abiy? Barnaamijkan Bubal Think Tank wuxuu falanqaynayaa sababaha iyo saamaynta isbeddellada ka socda Itoobiya, gaar ahaan Amxaarada, FANO iyo dowladda Abiy Ahmed. Waxaan sidoo kale eegaynaa Jawar Mohammed iyo wejiga cusub ee siyaasadda Oromada, iyo waxa ay tani uga dhigan tahay mustaqbalka siyaasadda Itoobiya. Su'aalaha muhiimka ah: • Maxaa sababay xoogga FANO? • Maxaa keenay cadaadiska iyo caqabadaha Abiy? • Jawar Mohammed muxuu uga dhigan yahay siyaasadda Oromada? • Maxaa xiga Itoobiya? Bubal Think Tank — Beyond the Headlines.