Hanjabaad: Nin hubeysan oo sheegay inuu dili doono Madaxweynaha, sheegay inuu geeri diyaar u yahay.
QAYS & RAHMA
0:00 / 0:00
Hanjabaad: Nin hubeysan oo sheegay inuu dili doono Madaxweynaha, sheegay inuu geeri diyaar u yahay.
3 589 просмотров · 23 часа назад
QAYS & RAHMA
154 тыс. подписчиков
3 589 просмотров · 23 часа назад
Sarkaalkii muuqaal iska soo duubay ayaa sheegay inuu ka goostay ciidanka Soomaaliya isla markaana uu ka soo horjeestay dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh. Warkan weli ma helin xaqiijin rasmi ah oo ka timid dowladda ama warbaahinta madax‑bannaan, waxaana loo baahan yahay in la sugo faahfaahin dheeri ah.