Перейти к содержимому

5 SU'AALOOD OO AAD MAANTA ISWEYDII KARTO

Halbeeg Podcast

0:00 / 0:00

5 SU'AALOOD OO AAD MAANTA ISWEYDII KARTO

1 162 просмотра · 4 дн. назад
Halbeeg Podcast
16,7 тыс. подписчиков
1 162 просмотра · 4 дн. назад
FOCUS ON YOURSELF | Diiradda saar Naftaada | Dhibaatooyinka ugu waawayn ee nolosheennu maaha in aynaan haysan fursado, aqoon ama dad wanaagsan oo innagu hareeraysan. Balse, Dhibaatadu waxay noqon kartaa in aynnu waxkasta inaynu waxkasta focus garayno dabadeedna innaga baahdo. Mawduucan waxa uu ka hadlayaa sidii qofku naftiisa dhugmo gaar ah ugu yeelanlahaa, diiraddana u saarilahaa horumarinta naftiisa isaga oo wax kasta oo aan muhiim u ahayn iska leexinaaya. Maanta waxa aynnu ku noolnahay caalam aynu ku qarqoonay, kuna dhexlunay mawladaha hirarka ah ee tiknolojiga. 𝐊𝐔 𝐒𝐀𝐀𝐁𝐒𝐀𝐍 𝐇𝐀𝐋𝐁𝐄𝐄𝐆 𝐏𝐎𝐃𝐂𝐀𝐒𝐓 Halbeeg Podcast waa madal aqooneed oo diiradda saarta horumarinta nafta, xirfadaha nolosha, buugaagta, waxbarashada, ganacsiga iyo maaliyadda. 𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐮𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐛𝐢𝐧𝐚𝐚 📚 Falanqaynta iyo soo koobidda buugaagta 🧠 Horumarinta nafta iyo is-fahamka 🎯 Xirfadaha nolosha iyo shaqada 💼 Ganacsiga iyo xirfadaha shaqo 💰 Aqoonta iyo maaraynta maaliyadda 🎓 Waxbarasho iyo fikrado wax-ku-ool ah Ujeeddadeennu waa inaan kuu soo gudbinno aqoon la fahmi karo, fikrado wax-ku-ool ah iyo casharro noloshaada iyo shaqadaada wax ka beddeli kara. 𝐍𝐀𝐆𝐀𝐋𝐀 𝐒𝐎𝐂𝐎𝐒𝐇𝐎 ▶️ YouTube: @Halbeegpodcast 📘 Facebook:   / osmani.4000   📲 Telegram: https://t.me/Halbeegpodcast 📸 Instagram: @halbeegpodcast_1 💼 LinkedIn: Muse Mohamed 📢 𝐊𝐔 𝐒𝐎𝐎 𝐁𝐈𝐈𝐑 𝐇𝐀𝐋𝐁𝐄𝐄𝐆 𝐏𝐎𝐃𝐂𝐀𝐒𝐓 Subscribe saar kanaalka, muuqaalka la wadaag asxaabtaada, kana qayb qaado dhisidda bulsho aqoon iyo horumar jecel. Haddii aad u baahan tahay 𝐭𝐚𝐥𝐨 𝐠𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢, 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐞, 𝐚𝐦𝐚 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐱𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐞𝐞𝐝, nala soo xidhiidh: 📞 Tel: +252-634271931 📧 Email: Mciro112@gmail.com