Перейти к содержимому

Waxaan Booqday Badda Ethiopia 🇪🇹 😱 | I Visited the Sea of Ethiopia! OMG 🌊

Ayke Official

0:00 / 0:00

Waxaan Booqday Badda Ethiopia 🇪🇹 😱 | I Visited the Sea of Ethiopia! OMG 🌊

112 просмотров · 16 часов назад
Ayke Official
1,52 тыс. подписчиков
112 просмотров · 16 часов назад
🇪🇹 BADA ETHIOPIA 🇪🇹 | Amazing Lake Adventure! 🌊🚤 Asc dhammaan asxaabta iyo taageerayaasha channel-ka Ayke Official ❤️ Muuqaalkan waxaan idinla wadaagayaa safar xiiso leh oo aan ku tagay harada quruxda badan ee Ethiopia 🇪🇹. Waxaan fuulay doon, waxaanan idiin soo bandhigayaa muuqaalka quruxda badan ee biyaha, dabiicadda iyo jawiga goobtan. Haddii aad jeceshahay travel vlogs, adventures iyo inaad ogaato meelaha quruxda badan ee Ethiopia, muuqaalkan ha moogaan! 👍 Like saar muuqaalka 💬 Comment ku reeb fikradaada 🔔 Subscribe saar channel-ka Ayke Official si aadan u seegin muuqaallada cusub. Mahadsanidiin taageeradiinna! ❤️ Ayke Official — Travel, Adventure & Entertainment. #BadaEthiopia #Ethiopia #AykeOfficial #SomaliYouTuber #TravelVlog #EthiopiaTravel #LakeAdventure #SomaliVlog #BoatRide #ExploreEthiopia #TravelAndAdventure #SomaliYouTube