Sida Loo Sameeyo Budget | How to Create a Budget
Abdillahi Nur
0:00 / 0:00
Sida Loo Sameeyo Budget | How to Create a Budget
7 393 просмотра · 3 года назад
Abdillahi Nur
7,34 тыс. подписчиков
7 393 просмотра · 3 года назад
Ma rabtaa inaad barato sida loo sameeyo budget fudud oo kaa caawin kara inaad maamusho lacagtaada? 💰
Casharkan waxaan ku sharaxayaa:
✅ Tallaabooyinka lagu sameeyo miisaaniyad
✅ Sida loo kala saaro kharashaadka muhiimka ah iyo kuwa aan muhiimka ahayn
✅ Faa’iidooyinka budget-ka joogtada ah ee nolosha maaliyadeed
Haddii aad rabto inaad si fiican u maamusho lacagtaada, casharkan waa hage fudud oo bilow fiican ah.
#SomaliFinance #Budgeting #MoneyTips #AfSomaliFinance #XoriyadDhaqaale #HalalWealth #SomaliFinance #financialfreedom