Перейти к содержимому

Barnaamijka Tusmada Sharciga | Xuquuqda eedeysanaha maxkamadeynta ka hor | Garsoore Cali Sh.Adam .

Mogadishu University Legal Clinic

0:00 / 0:00

Barnaamijka Tusmada Sharciga | Xuquuqda eedeysanaha maxkamadeynta ka hor | Garsoore Cali Sh.Adam .

2 467 просмотров · 4 года назад
Mogadishu University Legal Clinic
2,94 тыс. подписчиков
2 467 просмотров · 4 года назад
#TusmadaSharciga #BaroXuquuqdaada #MULCC #Wac2233. Barnaamijka Tusmada Sharciga qeybtiisan waxa uu diiradda saarayaa in la fahmo: 1. Goormuu qofku eedeysane noqon karaa, Intee in la eg ayuu qofku eedeysane sii ahaan karaa, Muxuu xaq u leeyhay eedeysanuhu, Marka la eego dustuurka iyo shuruucda kale ee soomaaliya, waa maxay qodobbada sida gaarka ah u nidaamineysa xuquuqda eedeysanahay.