Перейти к содержимому

Maxaa Hortaagan Ciyaartooyda Soomaaliyeed? | Xalka & Fursadaha Qarsoon

SULTAN FILMS и Sultan Network

0:00 / 0:00

Maxaa Hortaagan Ciyaartooyda Soomaaliyeed? | Xalka & Fursadaha Qarsoon

3 121 просмотр · 3 нед. назад
SULTAN FILMS и Sultan Network
3 121 просмотр · 3 нед. назад
Sidee dhalinyarada Soomaaliyeed uga dhigi karaan ciyaaraha xirfad iyo mustaqbal? 🇸🇴🏅 Barnaamijkan Sultan Podcast, waxaa marti Noogu ah Mudane AbdiQadir Arale, oo ah Madaxa Ciyaaraha ee Jaamacadaha Soomaaliyeed, waxaana si qoto dheer uga wada hadalnay mustaqbalka ciyaaraha Soomaaliya iyo sida dhalinyaradu uga dhisi karaan xirfad dhab ah. Waxaan ka hadalnay: 🏃‍♂️ Sidee dhalinyarada Soomaaliyeed ugu diyaar garoobi karaan Olympics-ka? 🏅 Sidee ciyaaryahan Soomaaliyeed u noqon karaa ciyaartooy xirfadle ah? 🎯 Maxay tahay waddada uu dhalinyaradu raaci karo haddii uu doonayo inuu ciyaaraha xirfad ka dhigto? 👨‍👩‍👧 Kaalinta waalidiinta — sidee waalidku u taageeri karaa ilmahiisa ciyaara? 🎓 Kaalinta jaamacadaha ee horumarinta ciyaartooyda Soomaaliyeed. ⚽ Maxay yihiin caqabadaha hortaagan ciyaartooyda Soomaaliyeed? 💡 Maxaa loo baahan yahay in la beddelo, maxaase xal u noqon kara? 🇸🇴 Sidee loo dhisi karaa jiil cusub oo ciyaartooy Soomaaliyeed ah? 🌍 Sidee ciyaartooyda Soomaaliyeed ugu tartami karaan heer caalami? Fariintan waxay si gaar ah ugu socotaa dhalinyarada, waalidiinta, jaamacadaha, macallimiinta, tababarayaasha iyo dhammaan dadka daneeya horumarinta ciyaaraha Soomaaliya. 🎙️ Marti: AbdiQadir Arale 🎧 Barnaamij: Sultan Podcast Haddii aad xiisaynayso ciyaaraha, dhalinyarada, Olympics-ka iyo mustaqbalka Soomaaliya, daawo episode-ka oo dhan, kadibna nala wadaag fikirkaaga. Subscribe garee Channelka si aadan u seegin qaybaha cusub. Follow SULTAN FILMS on   / sultaanfilms     / sultanetwork     / sultanetwork     / sultaanfilms   ... For bussiness inquieres Sultaanfilms@gmail.com ... The official YouTube channel of Sultan Films Subscribe for the latest entertainment, music videos, and more.    / sultaanfilms   Home of Entertainment ©2026 SULTAN FILMS. All rights reserved. ... #SultanFIlms #SultanPodcast #SomaliSports #Olympics #Somalia #CiyaarahaSoomaaliya