Перейти к содержимому

LegendSoor Podcast Q34 Part 2 | Wareysi Dhammeystiran oo lala yeeshay Maxamed Xaashi Carabey.

LegendSoor

0:00 / 0:00

LegendSoor Podcast Q34 Part 2 | Wareysi Dhammeystiran oo lala yeeshay Maxamed Xaashi Carabey.

268 просмотров · 1 месяц назад
LegendSoor
1,07 тыс. подписчиков
268 просмотров · 1 месяц назад
Qeybtan labaad ee LegendSoor Podcast waxa aynu si qoto dheer uga wareysanay Mudane Maxamed Xaashi Carabey, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, isla markaana hore u soo noqday Madaxweyne Ku-xigeenka Koowaad ee Dowlad Goboleedka Galmudug. Waxaan kaga hadalnay: Safarkiisa hoggaamineed iyo siyaasadeed. Caqabadihii iyo guulihii uu la kulmay. Aragtidiisa ku aaddan hoggaanka iyo dowlad-dhiska Soomaaliya. Doorka dhalinyarada ee hoggaanka iyo horumarka dalka. 🎙️ Ha moogaanin wareysi ay ka buuxaan waayo-aragnimo, hoggaan, iyo casharro qiimo leh oo dhiirrigelin u noqon kara jiilka Soomaaliyeed. LegendSoor Podcast – Halka ay ka bilowdaan sheekooyinka dhiirrigeliya.