WAA KUMA FANAANKA UGU HEESAHA BADAN SOMALIDA | CUMAR SERBIYA | QORA MAWLIID A. BIIXI
Jeestaawi Channel
0:00 / 0:00
WAA KUMA FANAANKA UGU HEESAHA BADAN SOMALIDA | CUMAR SERBIYA | QORA MAWLIID A. BIIXI
1 470 просмотров · 2 дня назад
Jeestaawi Channel
45,4 тыс. подписчиков
1 470 просмотров · 2 дня назад
WAA KUMA FANAANKA UGU HEESAHA BADAN SOMALIDA.
Taariikhda fanka Soomaalida waxa soo maray fannaaniin badan oo codkooda, hal-abuurkooda iyo tirada heesahooda raad weyn kaga tagay bulshada.
Qaar waxay caan ku noqdeen codkooda, qaar laxankooda iyo qaab-dhigistooda, halka qaar kalena lagu xasuusto tirada badan ee heesaha ay qaadeen iyo sannado badan oo ay fanka ku jireen.
Yaa loo aqoonsan karaa fanaanka Soomaalida ee qaaday heesaha ugu badan?
Wariye Cumar Cali Xasan (Seerbiya) oo ah qoraa iyo Saxafi Suugaanta Ku Xeeldheer ayaa Suaashaa Weydiiyay Qoraaga Buugga HOOBAL Mawliid aadan Biixi Oo Buugaag Silsilad ah ka Qoray Heesaha Somalida Iyo Fanka.
Adigu yaad u aragtaa fanaanka ugu heesaha badan?
Magaciisa ku qor qaybta faallooyinka, sidoo kalena sheeg heesta aad ugu jeceshahay.
Hoos Ka Daawo Muuqaalka Sheekadan
#FankaSoomaaliyeed #FanaaniintaSoomaaliyeed #HeesahaSoomaaliyeed #SooyaalkaFanka #TaariikhdaFanka