How to Divide Large Decimal Numbers by Whole Numbers | Step by Step casharka 16
Garaad wade Academy
0:00 / 0:00
How to Divide Large Decimal Numbers by Whole Numbers | Step by Step casharka 16
141 просмотр · 2 недели назад
Garaad wade Academy
3,06 тыс. подписчиков
141 просмотр · 2 недели назад
Casharkan waxaan ku baranaynaa sida loo **qaybiyo decimal numbers waaweyn iyadoo loo qaybinayo whole numbers**, si fudud oo tallaabo-tallaabo ah.
Waxaan ku shaqayn doonaa tusaalooyin tirooyin waaweyn ah, waxaana sharxi doonaa:
✅ Sida loo qaybiyo decimal numbers
✅ Sida decimal point-ka loogu isticmaalo division-ka
✅ Long Division method
✅ Tirooyin waaweyn iyo 4-digit numbers
✅ Sida loo hubiyo jawaabta
✅ Tusaalooyin badan oo practice ah
🎯 Casharkani wuxuu ku habboon yahay ardayda bilowga ah iyo qof kasta oo doonaya inuu xoojiyo xirfadda **Decimal Division**.
📌 *Subscribe* garee *Garaad Wade Academy* si aad u hesho casharro badan oo Xisaab ah.
👍 Like saar video-ga
💬 Comment ku reeb haddii aad rabto casharro kale
🔔 Subscribe + Bell 🔔 si aadan u seegin casharka xiga.
#DecimalDivision #DividingDecimals #Math #MathLesson #LongDivision #GaraadWadeAcademy #Xisaab #LearnMath