Перейти к содержимому

Divisibility Rule of 2 | Xeerka Qaybsanaanta 2 | Even & Odd Numbers | Casharka 19

Garaad wade Academy

0:00 / 0:00

Divisibility Rule of 2 | Xeerka Qaybsanaanta 2 | Even & Odd Numbers | Casharka 19

5 просмотров · 9 ч назад
Garaad wade Academy
3,06 тыс. подписчиков
5 просмотров · 9 ч назад
Waxaad baran doontaa sida loo ogaado haddii tiro ay 2 si sax ah ugu qaybsanto, adigoo eegaya digit-ka ugu dambeeya. 📚 Casharkan waxaad ku baran doontaa: ✅ Waa maxay Divisibility Rule of 2? ✅ Sida loo isticmaalo Xeerka 2 ✅ Tirooyinka ku dhammaada 0, 2, 4, 6, 8 ✅ Even Numbers iyo xiriirkooda Rule of 2 ✅ Tusaalooyin tirooyin waaweyn ✅ Layliyo iyo jawaabo ✅ Sida loo kala saaro Divisible iyo Not Divisible ⭐ Xeerka muhiimka ah: Last digit = 0, 2, 4, 6, 8 → Divisible by 2 ✅ Last digit = 1, 3, 5, 7, 9 → Not Divisible by 2 ❌ 🧮 Tusaale: 124 → 4 waa digit-ka ugu dambeeya ➡️ 4 wuxuu ku jiraa 0, 2, 4, 6, 8 ➡️ 124 is divisible by 2 ✅ Casharkan waa qayb ka mid ah 100 Cashar oo Basic Math ah ee Garaad-Wade Academy. 🔔 Subscribe si aad ula socoto Casharka 53: Divisibility Rule of 3. #Divisibility #DivisibilityRuleOf2 #BasicMath #MathSomali #GaraadWadeAcademy #Casharka52 #EvenNumbers #SomaliMath