Afarta Nooc Ee Ku Xirnaanta Caadifadeed
Fagaar Podcast🎙️
0:00 / 0:00
Afarta Nooc Ee Ku Xirnaanta Caadifadeed
431 просмотр · 3 мес. назад
Fagaar Podcast🎙️
874 подписчика
431 просмотр · 3 мес. назад
Muuqaalkan qotoda dheer, waxaan si cilmiyeed u falanqayn doonaa Attachment Styles ama (Hababka kuxirnaanta Caadifadeed) iyo sida ay dabeecadahani ugu samaysmaan caruurnimada. Waxaan si weyn u jabin doonaa dabinka caanka ah ee The Anxious Avoidant Trap iyo sababta ay labadan qof ee iska soo horjeeda si waali ah isu soo jiitaan, iyo xeeladaha dhabta ah ee loogu guuro dhanka Secure ka iyadoo la isticmaalayo falsafadda The Let Them Theory.
#CilmiNafsi #AttachmentStyles #XiriiradaCaafimaadka #TheLetThemTheory #HorumarintaNafta #Kalsooni #CaafimaadkaMaskaxda #Xikmad #HagahaNolasha #Dhiirigelin #GudahaNafta #XiriirkaCaafimaadka #BaroNaftaada