Перейти к содержимому

Muuqaalka Kulliyadaha 5aad: Wax Ka Baro Kulliyadda Management

Gollis University

0:00 / 0:00

Muuqaalka Kulliyadaha 5aad: Wax Ka Baro Kulliyadda Management

31 просмотр · 8 дней назад
Gollis University
643 подписчика
31 просмотр · 8 дней назад
👥 𝗕𝗮𝗿𝗻𝗮𝗮𝗺𝗶𝗷𝗸𝗮 𝗧𝗶𝗹𝗺𝗮𝗮𝗺𝗶𝗱𝗱𝗮 𝗧𝗮𝗸𝗵𝗮𝘀𝘂𝘀𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 & 𝗞𝗮𝗹𝗮 𝗗𝗼𝗼𝗿𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗞𝘂𝗹𝗹𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮! 🎓 Ma garanaysaa takhasuska kuugu habboon? Kaga bogo barnaamijka tilmaamidda ee Jaamacadda Gollis si aad u doorato kulliyadda saxda ah oo mustaqbalkaaga dhista! Maanta waxaan diiradda saareynaa 𝗞𝘂𝗹𝗹𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗠𝗮𝗻𝗮𝗴𝗲𝗺𝗲𝗻𝘁, halkaas oo aad ku baran karto aqoonta iyo xirfadaha la xidhiidha maamulka, hoggaaminta, maaraynta shaqaalaha, dhaqaalaha iyo maaliyadda, iyo horumarinta hay’adaha iyo ganacsiyada. 💼 Kulliyaddu waxay ku siinaysaa fursad aad ku dhisto aqoon iyo xirfado kaa caawinaya inaad mustaqbalka ka shaqeyso maamulka, ganacsiga, maaliyadda, HR, dhaqaalaha iyo hoggaaminta hay’adaha kala duwan. 🎓📈 Si aad isku diiwaangeliso waxaad noogu iman kartaa xarumaha Jaamacadda sida 𝗫𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝗗𝗵𝗲𝘅𝗲 – 𝗞𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝗛𝗼𝗿𝗷𝗲𝗲𝗱𝗸𝗮 𝗖𝗮𝗿𝗿𝗼-𝗲𝗱𝗲𝗴 𝗛𝗼𝘁𝗲𝗹, 𝟮𝟲 𝗝𝘂𝘂𝗻, 𝗛𝗮𝗿𝗴𝗲𝘆𝘀𝗮, 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱. 📝 Waxa kale oo aad iska diiwaan-gelin kartaa hab Online ah – https://ug.gollis.edu.so/application 📧 Email: info@gollisuniversity.com 📞 Tel: 063 6000059 #TilmaamidTakhasus #KalaDoorashoKulliyado #Management #JaamacaddaGollis #AdmissionsOpen #GollisUniversity2026 #Admission2026 #BusinessManagement #ManagementStudies