Riyada ceelka biyaha qofkii ku riyoodo asoo ceel biyo ka dhaansanayo ama qodayo
Barta Aqoonta
0:00 / 0:00
Riyada ceelka biyaha qofkii ku riyoodo asoo ceel biyo ka dhaansanayo ama qodayo
5 178 просмотров · 1 год назад
Barta Aqoonta
41 тыс. подписчиков
5 178 просмотров · 1 год назад
Riyada ceelka biyaha qofkii ku riyoodo asoo ceel biyo ka dhaansanayo ama qodayo
Ceelka biyaha ama ceelasha biyaha guud ahaan wax badan ayaa lagu fasiraa waxaa lagu fasiraa nin iyo naag iyo guur iyo hanti dhamaan waa lagu fasiri karaa, marka waxaa la rabaa haddii riyada khaas ay tahay qofka arkay xaalkiisa in lagu dabaqo, riyada markaas ayay yeelanaysaa macne sax ah, qofkii aroorayo biyaha ceelka ama wadaan ku dhaansanayo ama biyaha saafi ah dhamaan riyada nolol ayay tilmaamaysaa biyaha nadiif ah aan wasakha ahayn waa nolol macaan iyo barwaaqo.