Перейти к содержимому

Fasirka riyada bada iyo hirka badda iyo qofkii arko asoo bad galaya

Barta Aqoonta

0:00 / 0:00

Fasirka riyada bada iyo hirka badda iyo qofkii arko asoo bad galaya

19 388 просмотров · 3 года назад
Barta Aqoonta
40,9 тыс. подписчиков
19 388 просмотров · 3 года назад
Fasirka riyada bada iyo hirka badda iyo qofkii arko asoo bad galaya, riyada badda wax badan ayaa lagu fasiraa waxay ku xiran tahay qaabka loo arko, bad waa wax macaani badan leh marka lagu riyoodo, cabitaanka biyaha badda iyo tiimbashada biyaha badda wax badan ayaa lagu fasiraa, haddii aad daawato muuqaalkan wax badan ayaad ka heli kartaa oo la xiriira fasiraada riyada badda. biyaha dhanaanka iyo biyaha macaan farqi ayaa u dhexeeyo marka la fasirayo, badda waxaa lagu fasiri karaa maalka adduunka siiba qofka marka uu biyaha badda ka cabayo.