Koorsada Ai Lagu Baranaayo ee Ugu Dhameystiran , Af Somali Ah | The Complete Somali Ai Course
Somali Tech
0:00 / 0:00
Koorsada Ai Lagu Baranaayo ee Ugu Dhameystiran , Af Somali Ah | The Complete Somali Ai Course
6 349 просмотров · 11 месяцев назад
Somali Tech
120 тыс. подписчиков
6 349 просмотров · 11 месяцев назад
☑ Courses -- https://somalitech.net
☑ Telegram -- https://t.me/somalitech0
☑ Whatsapp-Number -- 2520657917414
Linkiga Koorsada: https://somalitech.net/courses/the-co...
Koorasadan cusub waxaad ku baran doontaa sida aad u isticmaali karto Artificial Intelligence (AI) si ay kuugu fududeyso shaqadaada, hal-abuurka, iyo noloshaada maalinlaha ah.
Wax walba waxa lagu baranaya af-Somali, si ficil ah ama practical ah, oo talaabo-talaabo lagu barayo — adigoon u baahnayn inaad noqoto expert ama programmer.
Waxaad baran doontaa Qaybaha kala duwan ee loo adeegsado aaladah ai Ah ee nolosha sida:
Qoraalka & fikirka
Sawirrada
Fiidiyow & tafatir-ka fiidiyow-ga (Video Editing)
Codka & duubista
Productivity & shaqo maalinle
Koorasadan waxay kaa caawin doontaa inaad AI ka dhigto kaaliye kuu gaar ah — noloshaada iyo shaqadaada si buuxda ugu adeegta.
👉 Isdiiwaangeli hadda: https://somalitech.net/courses/the-co...
Qiimaha koorsada: $35 (muddo kooban)
★ ---- hel 81% qiimo dhimis ah website-kaga 1aad ee aad samaysanayso ---- ★
☑ https://www.hostg.xyz/SHDzn
☑ Daawaday Muqalka
☐ LIke Gareeyay?
☐ Subscribe Gareeyay?
--------------------------------------
#SomaliTech #AI #ChatGPT #Midjourney #RunwayML #ElevenLabs #SomaliCourse #ArtificialIntelligence