Перейти к содержимому

Fahamka nostalgia: Maxay caqabad kuugu tahay xasuusta wixii tagay?

Nazreen zallah

0:00 / 0:00

Fahamka nostalgia: Maxay caqabad kuugu tahay xasuusta wixii tagay?

8 320 просмотров · 6 мес. назад
Nazreen zallah
75,3 тыс. подписчиков
8 320 просмотров · 6 мес. назад
Muuqaalkan waxa aan kaga hadlay dhibaatooyiinka nostalgia ama qiimo siinta tagtada. Waxa aan kaga hadlay muhiimada ay leedahay in aad noolaato marxalad kaste oo aad nooshahay si dhamaystiran, sidoo kalena dadka aad la nooshahay marxaladaas aad ula noolaato sida ugu quruxda badan. Markaste oo aad micno u yeeli waydid waxa aad haysato’ waxa aad micno u yeeli doontaa kolka aad waydo!