Xawaaladda Taaj
Hormuud Telecom
0:00 / 0:00
Xawaaladda Taaj
1 776 просмотров · 6 лет назад
Hormuud Telecom
12,4 тыс. подписчиков
1 776 просмотров · 6 лет назад
Maamulka Xawaaladda Taaj oo tacsi u diray dadka uu saameeyey fatahaadda wabiyada shabeelle iyo jubba, sidoo kale ballan qaaday in wax khidmad ah aan laga qaadi doonin dadka soo diraya lacagaha loogu gurmunayo walaalahooda dhibaatadu gaartay.
Lacagaha waxaad ku soo diri kartaan Salaam Somali Bank Account 33 132 502 AMA Deeqtoon Number 614479999