Baro Ingiriisi: Waqtiga Firaaqada | Wada Sheekaysi Fudud
Luuqad Baro
0:00 / 0:00
Baro Ingiriisi: Waqtiga Firaaqada | Wada Sheekaysi Fudud
221 просмотр · 2 нед. назад
Luuqad Baro
330 подписчиков
221 просмотр · 2 нед. назад
Baro sida waqtiga firaaqada looga hadlo af-Ingiriisi! La soco wada sheekaysiga Ali iyo Sarah ee ku saabsan akhriska, ciyaaraha, hiwaayadaha iyo qorshaha dhammaadka toddobaadka, iyadoo jumlad kasta laguugu turjumayo Af-Soomaali.
Dhagayso, ku celceli, oo nala baro!
Subscribe saar Luuqad Baro, muuqaalkana Like saar oo la wadaag dadka kale.
#LuuqadBaro #BaroIngiriisi #LearnEnglish #EnglishSomali #FreeTime