7 tiir isbedelkeyga sabab u ahaa | dhiirigelin | cashar.
Nasra book club
0:00 / 0:00
7 tiir isbedelkeyga sabab u ahaa | dhiirigelin | cashar.
9 804 просмотра · 2 месяца назад
Nasra book club
4,77 тыс. подписчиков
9 804 просмотра · 2 месяца назад
Mararka qaar isbeddelku kama bilaabmo wax weyn, ee wuxuu ka bilaabmaa caadooyin yar-yar oo aad si joogto ah u sameyso. 🤍
1. Ducada iyo xiriirka Alle
2. Barashada diinta
3. Fahamka Psychology-ga iyo dhaqanka dadka
4. Saaxiib wanaagsan oo kugu dhiirrigeliya khayrka
5. Qorista iyo akhrinta buugaagta
6. Fahamka nafteyda iyo waxa aan doonayo
Waxyaalahan waxay iga caawiyeen inaan naftayda si ka duwan u fahmo, fikirkeygana horumariyo, noloshaydana si miyir leh u dhiso.
Adigana maxaa ahaa hal caado oo noloshaada isbeddel ku sameeyay? 💭
#Isbedel #HorumarintaNafta #Books #Psychology #Diinta #SelfGrowth #SomaliContent