Перейти к содержимому

Wiilkii looska ku iibin jiray Muqdisho oo ka qalin-jabiyay Jaamacadda Ummadda

BBC News Somali

0:00 / 0:00

Wiilkii looska ku iibin jiray Muqdisho oo ka qalin-jabiyay Jaamacadda Ummadda

57 832 просмотра · 6 дней назад
BBC News Somali
997 тыс. подписчиков
57 832 просмотра · 6 дней назад
Sidee ayuu wiil yaraantiisii ku barakacay, waddooyinka Muqdisho lows ku iibin jiray, ugu dambeyn uga qalin-jabiyay jaamacad? Feysal Cabdi Isaaq iyo qoyskiisa ayaa carruurnimadiisii kasoo barakacay gobolka Bay, iyagoo nolol cusub ka bilaabay xeryaha dadka gudaha ku barakacay. Isagoo fasalka saddexaad ee dugsiga hoose ku jira ayuu Feysal bilaabay iibinta lowska si uu qoyskiisa uga caawiyo nolosha. Shaqadaas ayuu sii waday sannado badan, isagoo isku barbar waday shaqo iyo waxbarasho. Galin ayuu lows iibin jiray, galinka kalena wuxuu aadi jiray iskuulka, ilaa markii dambe uu jaamacad galay. Sanadkan, Feysal wuxuu ka mid noqday ardayda ka qalin-jabisay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee Muqdisho. Sidee ayuu waxbarashada u sii watay isagoo shaqeynaya? Maxay ahaayeen caqabadihii uu kasoo gudbay? Maxayse qalin-jabintani uga dhigan tahay isaga iyo qoyskiisa? Feysal Cabdi Isaaq ayaa qisadiisa uga warramay weriyaha BBC Somali ee Muqdisho Ibraahim Maxamed Aadan. Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 /bbcnewssomali #Somalia #Somali #Mogadishu #SomaliYouth #SomaliStudents #Education #SomaliaEducation #HigherEducation #University #UniversityGraduate #Graduation #StudentLife #AfricanStudents #AfricanYouth #Africa #EastAfrica #HornOfAfrica #Refugees #IDPs #Displacement #Resilience #EducationMatters #SomaliStories #HumanInterest #BBCSomali #BBCNews #BBCNewsSomali ----- Feysal Cabdi Isaaq, Faisal Abdi Ishaq, Somali student, Somalia student, Somali university student, Somali National University, Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Somali National University graduation, Muqdisho, Mogadishu, Somalia education, Somali education, education in Somalia, university in Somalia, Somalia graduation, Somali graduate, Somali youth, Somalia youth, young people in Somalia, internally displaced people Somalia, IDP Somalia, displacement Somalia, Bay region Somalia, Muqdisho street vendor, Mogadishu street vendor, peanut seller Somalia, student working while studying, working student, African students, African education, Horn of Africa education, inspiring Somali stories, Somalia human interest, Somalia news, Somali news, BBC Somali, BBC News Somali, BBC Africa