Tuulada Caruurta SOS Soomaaliya | Maxee qabataa | What we do
SOS Children's Villages in Somalia
0:00 / 0:00
Tuulada Caruurta SOS Soomaaliya | Maxee qabataa | What we do
1 512 просмотров · 3 года назад
SOS Children's Villages in Somalia
803 подписчика
1 512 просмотров · 3 года назад
Soomaaliya, malaayiin carruur ah ayaa ku agoontoobay ama qoysaskooda kala go’ay colaado iyo masiibooyinka dabiiciga ah dartood. Hay’adda Tuulada Caruurta SOS Soomaaliya waxa ay carruurtan siisaa guryo ammaan ah oo kalgacal leh, fadlan kamid noqo taagerayashena maanta si aan u sii wadno howlaheena caawinta caruurta agoonta Soomaaliyeed!
Taabo linkigan 👉 https://www.sos-somalia.org/ways-to-h... Kana mid noqo kumananka qof ee tageero agoonta soomaaliyeed.