Перейти к содержимому

DIFAACA SOMALILAND IYO KUWA LA SHAQEEYA SOOMAALIYA | Sirta E-Visa-ga Somaliland

RuntaTV

0:00 / 0:00

DIFAACA SOMALILAND IYO KUWA LA SHAQEEYA SOOMAALIYA | Sirta E-Visa-ga Somaliland

6 857 просмотров · 1 день назад
RuntaTV
1,48 тыс. подписчиков
6 857 просмотров · 1 день назад
Maxaa ka jira muranka E-Visa-ga Somaliland? Muuqaalkan Runta TV waxa aynu ku eegaynaa doodda ku saabsan maamulka fiisooyinka, garoomada diyaaradaha iyo cidda awood u leh inay dejiso shuruudaha gelitaanka Somaliland. Waxa kale oo aynu falanqaynaynaa eedaymaha loo jeediyo dadka la shaqeeya Soomaaliya iyo jawaabta ay bixiyaan dadka difaaca Somaliland. Runta TV: Xaqiiqda Somaliland. Aragtidaada ku reeb faallooyinka, lana wadaag muuqaalka qof xiisaynaya arrintan. Runta TV waa xarun warbaahineed oo Af-Soomaali ah, diiraddana si gaar ah u saarta Somaliland. Waxaan soo gudbinnaa wararka Somaliland iyo caalamka, siyaasadda, teknoolajiyada, waxbarashada, dhaqaalaha, taariikhda, horumarka iyo arrimaha bulshada. Waxaan si qoto dheer u falanqaynnaa dhacdooyinka saamaynta ku leh Somaliland, gobolladeeda, shacabkeeda iyo qurbojoogteeda. Hadafkayagu waa inaan bulshada Soomaaliyeed gaadhsiinno warar sugan, xaqiiqooyin la hubiyey, falanqayn cad iyo macluumaad wax-ku-ool ah. Runta TV: Xaqiiqda Somaliland. Falanqayntan waxaan ku eegaynaa hadalladii muranka dhaliyay ee Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Hamza Abdi Barre ka soo saaray arrimaha caalamka. Waxaan si qoto dheer u lafo-guraynaa saamaynta siyaasadeed ee hadalladii Hamza Abdi Barre uu ka yidhi duulaanka Ruushka ee Ukraine iyo xaaladda Falastiin iyo Israa'iil. Muuqaalkan wuxuu si gaar ah u iftiiminayaa sida ay siyaasadda Soomaaliya u saamayn karto xidhiidhka diblomaasiyadeed ee dalka iyo sida ay taasi u taabanayso danaha guud ee shacabka. Sidoo kale, qaybta labaad ee muuqaalkan waxaan diiradda ku saaraynaa sharciyada duulista iyo maamulka garoomada diyaaradaha ee Soomaaliya iyo Somaliland. Waxaan eegaynaa caqabadaha horyaalla maamulka hawada iyo sida ay isbeddelladani u saameynayaan socdaalka iyo dhaqaalaha gobolka. Runta TV waa xarun warbaahineed oo Af-Soomaali ah, diiraddana si gaar ah u saarta Somaliland. Waxaan soo gudbinnaa wararka, siyaasadda, teknoolajiyada, waxbarashada, dhaqaalaha, taariikhda, horumarka iyo arrimaha bulshada. Fadlan SUBSCRIBE garee channel-ka si aad u hesho falanqaynta maalinlaha ah ee wararka, sidoo kale noogu reeb fikirkaaga qaybta faallooyinka.