Man United vs Chelsea 2008: Habeenkii Siibashada Terry dishay Chelsea, Ciyaar Baraf hareeyay.
Abdirisak Taki
0:00 / 0:00
Man United vs Chelsea 2008: Habeenkii Siibashada Terry dishay Chelsea, Ciyaar Baraf hareeyay.
38 365 просмотров · 7 месяцев назад
Abdirisak Taki
38 тыс. подписчиков
38 365 просмотров · 7 месяцев назад
Finalkii 2008 ee Champions League wuxuu ahaa habeen taariikhi ah oo ka dhacay Moscow. Man United iyo Chelsea ayaa ku dagaallamay habeen baraf badan, ciyaar adag iyo rigooreyaal go’aanka kama dambeysta ah noqday. Ilmo, qalbi jab iyo farxad ayaa isku milmay – habeen aan la iloobi karin. 🔥⚽