Перейти к содержимому

Maxaa Dhab Ahaan Ku Dhaca jirkaga Markaa Sokor Joojiso?

DEEQ DARAJJO

0:00 / 0:00

Maxaa Dhab Ahaan Ku Dhaca jirkaga Markaa Sokor Joojiso?

42 365 просмотров · 1 год назад
DEEQ DARAJJO
132 тыс. подписчиков
42 365 просмотров · 1 год назад
Dad badan ayaa aaminsan in joojinta sokorta ay tahay wax sahlan, laakiin ma ogtahay in jiraan beenaha faafay ee sokor joojinta oo dadka lagu qalday? 🎭 Video-gaan waxaan kuugu sharaxayaa: Maxaa dhab ahaan ku dhaca jidhka marka aad sokorta iska joojiso Beenaha ugu badan ee faafay ee ku saabsan sokor la’aanta Xaqiiqooyinka cilmiga ku dhisan ee aan la sheegin Sababta sokorta u adag tahay in la joojiyo iyo waxa kaa caawin kara ⚡ Haddii aad rabto inaad fahanto runta sokor joojinta iyo sida ay caafimaadkaaga ugu saameyso, daawo video-ga ilaa dhamaadka. 0:00 – Hordhac: Sokorta Ma Joojin Kartid? 0:45 – Maxaa Laga Wada Hadlayo Video-gan 1:30 – Sababta Sokor Joojintu U Adag Tahay 2:45 – Beenaha Faafay Ee Sokor Joojinta 4:10 – Runta Cilmiga Ku Saabsan Sokor La’aanta 6:00 – Sokor Addiction: Maskaxda & Jidhka 7:30 – Sidee Sokor Joojinta Dhab Ah Loogu Guuleystaa 9:00 – Xaqiiqda La Qarinaayo Ee Sokorta & Caafimaadka 10:15 – Gunaanad & Talooyin Caafimaad #SokorLaAan #Caafimaad #BeenahaSokorJoojinta #RuntaLaQarinayo #HealthSomali