ะŸะตั€ะตะนั‚ะธ ะบ ัะพะดะตั€ะถะธะผะพะผัƒ

๐—ฆ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฒ๐˜… ๐—•๐—ถ๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ฑ ๐—ผ๐—ผ ๐—œ๐˜€๐—ฏ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฒ๐—น ๐—•๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐—ฎ๐—ต | ๐—ฆ๐—ผ๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐—น ๐—ช๐—ผ๐—ฟ๐—ธ ๐—™๐—ถ๐—ฒ๐—น๐—ฑ ๐—˜๐˜…๐—ฝ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ

Gollis University

0:00 / 0:00

480 ะฟั€ะพัะผะพั‚ั€ะพะฒ ยท 12 ะดะฝ. ะฝะฐะทะฐะด
Gollis University
684 ะฟะพะดะฟะธัั‡ะธะบะฐ
480 ะฟั€ะพัะผะพั‚ั€ะพะฒ ยท 12 ะดะฝ. ะฝะฐะทะฐะด
๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š (๐’๐จ๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐–๐จ๐ซ๐ค) Arbaca (09/30/2026) waxa si habsami ah u soo dhammaaday viva voiceโ€‘kii ardayda Social Workerโ€‘ka ee ku difaacay book fieldโ€‘ka. Saddex bilood oo ay bulshada dhexdeeda ka shaqaynayeen, waxay ardaydu ku guulaysteen in ay xalliyaan dhibaatooyin bulsho oo muddo badan taagnaa. Waxay wax ka beddeleen nolosha qoysas badan, iyagoo bulshada u horseeday isbeddel togan. Intii ay ku jireen fieldโ€‘ka, ardaydu waxay heleen khibrad iyo aqoon qoto dheer, taas oo ka dhigtay kuwo diyaar u ah in ay bulshada u noqdaan taageero iyo xal wanaagsan. Waxaan dhammaan ardayda kulliyadda Arrimaha Bulshada ku hambalyeynaynaa shaqadaa muhiimka ah ee ay soo qabteen! waxaanan u rajeynaynaa mustaqbal ifaya oo wanaag badan. #socialwork #gollisuniversity2026 #arrimahabulshada #somaliland