Перейти к содержимому

Barashada Google meet | Af-soomali

Hoodo Technology

0:00 / 0:00

Barashada Google meet | Af-soomali

595 просмотров · 1 год назад
Hoodo Technology
4,66 тыс. подписчиков
595 просмотров · 1 год назад
Casharkan Af-Soomaaliga ah waxaan ku barayaa sida loo isticmaalo Google Meet si fudud oo degdeg ah. Waxaad baran doontaa: ✅ Sida loo galo Google Meet (computer & mobile) ✅ Sida loo abuuro kulan (meeting) cusub ✅ Sida link loogu diro ardayda, asxaabta ama shaqaalaha ✅ Sida cod & muuqaal loo habeeyo (mic & camera settings) ✅ Sida kulanka loo maamulo – mute, screen share & record 👉 Ku biir Hoodo Technology si aad u barato xirfadaha muhiimka ah ee digital-ka. 👉 Ha illoobin inaad Subscribe, Like & Share sameyso si ardayda kale uga faa’iidaystaan #GoogleMeet #SomaliTutorial #HoodoTechnology #CasharoSomali #AfSomali #OnlineLearning #digitalskills