Перейти к содержимому

CALEEMA SAARKA FARMAAJO & MUUQAAL TAARIIKHDA GALAY | DIMUQURAADIYADDA SOMALIA OO CAALAMKA KA YAABAY

ABDI ASKARI TUBE

0:00 / 0:00

CALEEMA SAARKA FARMAAJO & MUUQAAL TAARIIKHDA GALAY | DIMUQURAADIYADDA SOMALIA OO CAALAMKA KA YAABAY

343 349 просмотров · 9 лет назад
ABDI ASKARI TUBE
2,1 млн подписчиков
343 349 просмотров · 9 лет назад
Caleema Saarka #Farmaajo & Sawir Taariikhda Galay, Seddexa Madaxweyne Oo Si Aan Caalamak Lagu Arag Xilka isku wareejiyay.................. Madaxda Ka Qeybgasha Munaasabadda Caleemo Saarka Madaxweyne Maxamed CABDILLAAHI FARMAJAO Islamarkaana Khudbadaha Ka Jeediyay Ayaa Waxaa Ka Mid Ahaa Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta, Mdaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Madaxweyne Ku-Xigeenka Dalka Suudaan, Wakiil Ka Kala Socday Wamada Carabta, Midowga Yurub, Mareykanka Iyo Safiirada Wadamada Danbeeya Arimaha Soomaaliya.Guud Ahaan Marka La Eego Madaxdii Ka Qeybgashay Ayaa La Sheegay In Ay Ahaayeen Wakiil Ka Kala Socday Ilaa 120 Dal Oo Caalamka Ah......................