Waxaan Soo Arkay Meelo Aanan Filayn! 😱 | Boosaaso ilaa Qandala
Abdalla Qaanuuni
0:00 / 0:00
Waxaan Soo Arkay Meelo Aanan Filayn! 😱 | Boosaaso ilaa Qandala
12 625 просмотров · 10 месяцев назад
Abdalla Qaanuuni
14,2 тыс. подписчиков
12 625 просмотров · 10 месяцев назад
Safar aan caadi ahayn ayaan ku galay xeebaha quruxda badan ee Puntland, anigoo doon yar kaga baxay Boosaaso kuna sii jeeday Qandala. 🌊⛵
Intii aan safarka ku jiray waxaan idiin soo bandhigay magaalooyin iyo deegaanno xeebeed, raasaska, buuraha, xeebaha qarsoon iyo muuqaalada cajiibka ah ee ku yaalla jidka u dhexeeya Boosaaso iyo Qandala.
Safarkan wuxuu idin siinayaa fursad aad ku aragtaan quruxda dhabta ah ee xeebaha Soomaaliya iyo meelaha aan inta badan laga samayn muuqaalada noocan ah.
🇸🇴 Soomaaliya waa dal qurux badan oo mudan in dunidu aragto.
Haddii aad ka heshay safarkan, LIKE saar, CHANNEL-KA SUBSCRIBE garee, waxaana comment-ka iigu sheeg meesha aad ugu jeceshahay muuqaalka. ❤️