Jasiirad Dhuleedka Xaafuun 🏝️🇸🇴
Abdalla Qaanuuni
0:00 / 0:00
Jasiirad Dhuleedka Xaafuun 🏝️🇸🇴
4 598 просмотров · 6 месяцев назад
Abdalla Qaanuuni
14,2 тыс. подписчиков
4 598 просмотров · 6 месяцев назад
Waxaan u safray Raas Xaafuun, oo ah barta ugu bariYaysan ee qaaradda Afrika, si aan indhahayga ugu daawado qorrax-soo-baxa ugu horreeya ee qaaradda africa
Safarkan aan ku tagay cirifka Bari ee geeska Africa Soomaaliya wuxuu ahaa mid ka mid ah waayo-aragnimadii ugu xusuusta badnayd noloshayda.
Muuqaalkan documentary-ga ah waxaan ku soo bandhigayaa:
• Quruxda iyo muuqaalka Raas Xaafuun
• Qorrax-soo-baxa ugu horreeya ee Afrika
• Muuqaallada quruxda badan ee Badweynta Hindiya
• Safarka iyo waayo-aragnimada aan ku gaaray cirifka Soomaaliya
📍 Goobta: Raas Xaafuun, Puntland, Soomaaliya
🌍 Barta ugu bari ee qaaradda Afrika
🌅 Meesha qorraxdu ugu horreyn uga soo baxdo qaaradda Afrika
Haddii aad jeceshahay documentary-yada safarka, taariikhda iyo dalxiiska Soomaaliya iyo Afrika, ha ilaawin inaad Subscribe saarto si aad ula socoto safarrada iyo muuqaalada cusub.
I traveled to Ras Hafun, the easternmost point of Africa, to witness the first sunrise on the continent.
This journey to the edge of Somalia was one of the most unforgettable experiences of my life.
In this documentary, I explore:
• The beauty of Ras Hafun
• The first sunrise in Africa
• Life on the coast of Somalia
• The breathtaking Indian Ocean views
📍 Location: Ras Hafun, puntland Somalia
🌍 Easternmost Point of Africa
🌅 First Sunrise on the Continent
If you enjoy travel documentaries and African adventures, subscribe for more.