Перейти к содержимому

🏙️ "Garowe's Transformation Puntland— Is Garowe Becoming Africa's Next Boom City?"

AC Kornayl

0:00 / 0:00

🏙️ "Garowe's Transformation Puntland— Is Garowe Becoming Africa's Next Boom City?"

3 952 просмотра · 5 месяцев назад
AC Kornayl
143 тыс. подписчиков
3 952 просмотра · 5 месяцев назад
🏙️ "Garowe's Transformation Puntland— Is Garowe Becoming Africa's Next Boom City?" #garowe Garowe oo si weyn isku badalaysa 2026 Puntland #garowe Garowe, caasimadda Puntland, ayaa si xawli ah isku badalaysa, iyada oo laga dareemayo horumar ballaaran oo ka socda dhinacyada kala duwan. Fiidiyowgan 4k video ah wuxuu ku tusayaa muuqaalo cajiib ah oo laga soo qaaday hawada, gaar ahaan habeenkii. Waxaad ku arki doontaa bilicda magaalada iyo nalka quruxda badan ee ka soo baxaya, gaar ahaan inta lagu jiro night tour iyo night walk. Cinematics drone shots ayaa si gaar ah u iftiiminaya city lights iyo horumarka ka socda Garowe.