Isbarbardhigga waxbarashada dalka iyo dibadda
Mubarak Hugur
0:00 / 0:00
Isbarbardhigga waxbarashada dalka iyo dibadda
4 174 просмотра · 10 дн. назад
Mubarak Hugur
94,7 тыс. подписчиков
4 174 просмотра · 10 дн. назад
Waxbarashada dalka iyo waxbarashada dibadda maxay ku kala duwan yihiin? 🎓🌍 Muuqaalkan waxaan kaga hadlaynaa tayada waxbarashada, fursadaha ardayda, habka waxbarashada, kharashaadka, iyo waxa ardaygu ka filan karo marka uu waxbarasho dibadda ah doorto.
Ujeeddadu ma aha in mid la amaano ama mid la dhaleeceeyo, balse waa in la fahmo farqiga, fursadaha iyo caqabadaha jira si ardaygu u sameeyo go’aan xog ogaal ah.
Hashtags
#Waxbarasho #WaxbarashadaDalka #WaxbarashadaDibadda #StudyAbroad #SomaliStudents #SomaliEducation #Education #HigherEducation #Jaamacad #Arday #Scholarship #StudyInMalaysia #MubarakHugur