Перейти к содержимому

Riyada doonta ama markabka badda qofkii arko asoo doon fuulaya ama markab

Barta Aqoonta

0:00 / 0:00

Riyada doonta ama markabka badda qofkii arko asoo doon fuulaya ama markab

4 936 просмотров · 2 года назад
Barta Aqoonta
41,1 тыс. подписчиков
4 936 просмотров · 2 года назад
Riyada doonta ama markabka badda qofkii arko asoo doon fuulaya ama markab Riyada doonta ama gaadiidka bada markab iwm qofkii arko waxaa lagu fasiraa badbaado, guud ahaan, fasiraad kale way qaadan kartaa riyada noocaas ah, taasna waxay ku xiran tahay qofka riyada arkay xaalkiisa, aragtida doonta oo bada ku qarqanayso ama burburayso riyadaas ma aha riyo fiican, waxay tilmaamaysaa shar iyo halaag.