Dhacdo Naxdin Leh: Willkan oo ku lug yeeshay Dil & Dambiyo Kale: Sheeko murugo oo soo shaac baxday😭
QAYS & RAHMA
0:00 / 0:00
Dhacdo Naxdin Leh: Willkan oo ku lug yeeshay Dil & Dambiyo Kale: Sheeko murugo oo soo shaac baxday😭
1 910 просмотров · 20 часов назад
QAYS & RAHMA
155 тыс. подписчиков
1 910 просмотров · 20 часов назад
Muuqaalkan waxaan ku eegaynaa qiso murugo iyo cashir badan xanbaarsan oo dhowaan dhacday. Waxaan si qoto dheer uga hadlaynaa dhacdadii dhexmartay labada nin, sababtii keentay falka dilka ah, iyo sidii ciidanka boolisku gacanta ugu dhigeen eedeysanaha oo ay weheliyaan cadaymihii laga helay gaarigiisa.
Ujeedada muuqaalkani waa wacyigelin ku saabsan khatarta iyo cawaaqib xumada ka dhalata dambiyada iyo maandooriyaha.