Перейти к содержимому

Abwaan Hadraawi | Maansadii Fido

NAYRUUSH SOMALI MUSIC

0:00 / 0:00

Abwaan Hadraawi | Maansadii Fido

18 860 просмотров · 5 лет назад
NAYRUUSH SOMALI MUSIC
12,1 тыс. подписчиков
18 860 просмотров · 5 лет назад
Maansada Fido. Waxa curiyey Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame (Hadraawi) Tixdani waxay soo baxday hilaaddii sannadkii 1982kii, waxana ay ka mid tahay suugaanta abwaanka ee ka hadlaysay qaddiyad heer caalami ah, oo waxa uu abwaanku garab iyo hiilba isla barbar taagay ummadda muslimka ah ee reer Falastiin iyo dagaalkooda gobbanimo doonka ah ee dabada dheeraaday. Xilliga uu tiriyey abwaanku tixdan waxa laga joogaa ku dhowaad 40 Sanno. Illaa iyo maantana sida aynu wada ognahay wuu socdaa dagaalkaasi. Waxaanse ku hanweynahay inuu dhowaan waayuhu soo afmeero idam alle. Bal haddaba aan idiin kala baxo adiga iyo fido ee ka bogasho wacan. Ereyga fur: Fido waxa uu macnihiisu noqonayaa Naf Hurid. https://hipwallpaper.com/ http://saaroarts.org